Jubbaland oo War ka soo saartay shirka uu iclaamiyey Raisul Wasaare Rooble

Dowlad goboleedka Jubbaland ayaa maanta shaaciyey inay ka qeyb-gelayaan shirka uu iclaamiyay Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda xil-gaarsiinta Maxamed Xuseen Rooble. Max’uud Sayid Aadan ayaa sheegay in Jubbaland ay diyaar u tahay ka qeyb galka shirka uu 20-ka bishan uu iclaamiyey ra’iisul wasaaruhu, isla markaana ay tegi doonaan Muqdisho. Sidoo kale Maxamuud Sayid Aadan ayaa ku baaqay … Continue reading Jubbaland oo War ka soo saartay shirka uu iclaamiyey Raisul Wasaare Rooble